Somali

Madaxweynaha puntland oo maanta xariga ka jaray garoon diyaaradeed Garowe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/ramaan Sheekh Faroole ayaa Maanta si rasmi ah xariga ah uga jaray garoon diyaaradeed cusub oo laga hirgeliyay xarunta Puntland ee Garoowe.

Saraakiil Kmg oo sheegtay guulo ay ka gaareen dagaalo moqdisho maanta ka dhacay

Saraakiil ka tirsan dowlada KMG ah ayaa shaaca ka qaaday in guulo muuqda ka gaareen dagaalo kooban oo saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Shariif Xasan"30-Maalin gudahood xildhibaanada maqan hadii aysan imaan waa la badali doonaa".

Gudoomiyaha baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa digniintii ugu dambeysay u diray xildhibaanada baarlamaanka ee ka maqan fadhiyada.

"Distuur Laqdabu iyo luggoyo madadaalo dheh"

Waxaa cajiib ah in ummaddii Somaaliyeed oo dhiig bax iyo qax aan ka dhamaan in meelinba loola yimaadu sheeko rakhiis ah oo kuwa watta ey u tahay madadaalo iyo waqti ku gaar kuwa loo sheegaayana ey u t

Cimrigaaga oo Raaga Carrab la Jarayana ma ku tusaa?!!!

Soon wanaagsan.

darsi muhiim ah oo ku saabsan bisha ramadaan

Shuruudaha loo shardiyo qofka haduu la yimaado soomkiisu uu burayo iyo waxyaabaha sidseedaba aan soomka jebin iyo waxa u banaan ama usameyn karo qofka sooman Walaalayaal waxyaabaha soomka jeb

Xisbul Islaam iyo dowladda ku meel gaadhka ah oo guulo kala sheegtay dagaal dhex maray kadib

Ururka Xisbul Islaam iyo dowladda KMG Soomaaliya ayaa guulo waxaa ay ka kala sheegteen dagaalo iyo madaafiic shalay ay isku weydaarsadeen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Qarax Lala eegtay gudoomiyihii ahlu Suna ee Guriceel

Galinkii danbe ee shalay ayaa qarax nuuca rimuud Kontarolka ah waxaa lala eegtay gudoomiyaha Mamaulka degmada Guriceel Cismaan Ciise Nuur, xili u sii galayay hoygiisa uu ku yaala magaalada Gurceel.

Qarax lala eegtay gaadhi sahay u waday ciidanka puntland ee u sugan buuralayda galgala

Qarax miino oo qasaare geystay ayaa maanta barqadii waxaa lala eegtay gaari sahay u siday ciidamada Puntland ee dhawaan fariisimaha ka ameysay Buuraleyda Galgala, iyadoo dhinaca kala

Giriiga oo sharciyo u sameynaya qaxootiga soomaalida

Dawladda Dalka Giriiga ayaa wada qorshe ay ku sameynayso sharciyo cusub qaxootiga soomaalida ee dalkaasi jooga