Maamulka Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ee gobalka Banaadir ayaa ku gubay raashiin dhacay oo la sheegay in ay iska leedahay hey'adda WFP gudaha magaalada Muqdisho.
Qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay degmada Waabari ee Gobolka banaadir.
Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee gacanta ku haya Markab nooca xamuulka qaada ayaa dalbaday lacago madaxfurasho ah.
riUrurka Xisbul islaam ayaa xalay si lama filaan ah la sheegay in Bandow ugu soo rogeen Degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha Hoose.
Askar ka tirsan ciidamada dowlada KMG ah ayaa saaka Nin Rayid ah ku dilay degmada Waabari ee Gobolka banaadir.
kulan wada xaajood oo si weyn loo soo abaabulay ayey jaalliyada SSC ee ku dhaqan wadanka ingiriisku waxay ku marti qaaday Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo isagu
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/ramaan Sheekh Faroole ayaa Maanta si rasmi ah xariga ah uga jaray garoon diyaaradeed cusub oo laga hirgeliyay xarunta Puntland ee Garoowe.
Saraakiil ka tirsan dowlada KMG ah ayaa shaaca ka qaaday in guulo muuqda ka gaareen dagaalo kooban oo saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa digniintii ugu dambeysay u diray xildhibaanada baarlamaanka ee ka maqan fadhiyada.