Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay gacanta ku dhigay saddex nin oo midi dhaawac yahay iyo Baabuur ay wateen oo ay u saarnaayeen waxlaha wax lagu qarxiyo, kaasoo laga q
Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh.Cali dheere) afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo galabta shir jaraa’id u qabtay saxaafada ayaa ku dhawaaqay dagaalo ka dhan ah Dowlada KMG Soomaaliya
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay Magaalada Muqdisho Galabta iyo ilaa cawada waxayna dadka ugu badani ku dhibaatoodeen gudaha suuqa Bakaaraha.
Markab ay soo kiraysteen ganacsato Soomaaliyeed kuna soo jeeday Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inuu ku degey xeebaha koonfureed ee dalka Yemen.
Qoysas ku dhibaataysanaa gudaha magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubadda hoose ayaa la gaarsiiyay mucaawino ay si weyn ugu baahnaayeen iyadoo xiligan lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaan
Dowlada KMG ah ayaa ku goodisay in dhamaadka Bisha Barakeysan ee Ramadaan la wareegi doonaan gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.
Fanaanada Qaranka ee Sado Cali Warsame ayaa soo gaadhay Magaalada kamapala ee caasimada wadanka uganda. waxa si diiran usoo dhaweeyay dadweyne aad u tira badan oo isugu jira-
Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray Dalka yemen waxaana uu durba kulamo la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Dalkaasi.
Mas’uuliyiin u hadlay Jabhada ONLF ee dagaalada kula jirta Dowlada Itoobiya ayaa Maanta si weyn u beeniyay war dhawaan ka soo baxay Dowlada Itoobiya kaasoo ah inay heshiis la saxiixan rabaan
Waxaa Xaflad aad iyo aad ah loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey Hotelka Caalimiga ah ee Inter-Continental Hotel.