Dagaalo iyo duqeymo culus ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho, waxaana sii kordhaya qasaaraha dhimasho iyo dhaawac.
Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Maraykanka ayaa ka digay qorshaha uu Madaxweyne Obama u dajiyay kasoo daad guraynta Ciidamada Maraykanka ee Afgnistan sanada soo socota.
Maamulka Gobolka Sool Oo Fulinaya Amar kaga yimi dhinaca Magaalada Hargeysa ayaa shalay subax u kictimay Degmadda cusub ee lagu magacaabo GolJano lagana hirgaliyay inta u dhaxaysa Yeyle Iyo Ceegaag
Maamulka Bander Bayla ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Burcad badeeda la sheegay in ay deegaankaasi ku soo xoogaysanayaan,waxaana gudoomiyaha cusub ee degmadaasi Siciid Aadan Cal
Sida ay ku waramayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho caasimada Dalka waxaa goor barqadii maanta qarax lala eegtay hotel ka mid ah hoteelada ay degaan xildhibaanada Baarlamanka ay ku dh
Alla ha u naxariistee Agaasimhii Idaacada Xurmo ee Magaalada Barqad Cawaale Aadan ayaa maanta ku geeriyooday gudaha magaalada Muqdisho kadib markii rasaas wiifto ah ay ku haleeshay d
Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa shalay gacanta ku dhigay saddex nin oo midi dhaawac yahay iyo Baabuur ay wateen oo ay u saarnaayeen waxlaha wax lagu qarxiyo, kaasoo laga q
Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh.Cali dheere) afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo galabta shir jaraa’id u qabtay saxaafada ayaa ku dhawaaqay dagaalo ka dhan ah Dowlada KMG Soomaaliya
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay Magaalada Muqdisho Galabta iyo ilaa cawada waxayna dadka ugu badani ku dhibaatoodeen gudaha suuqa Bakaaraha.