Dagaal Xalay ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir iyadoo Al Shabaabna ay la wareegeen Mowlicii Macalin Nuur ee degmadaasi
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (dheere) ayaa maanta uga digay Gancsatada gaar ahaan kuwa Hoteelada leh inay soo dhaweynstaan xubnha Dowlada Madaxweyne Sharii
Cutubyo ka tirsan milatariga Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen qeybo ka tirsan gobalka Hiiraan.
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Puntland ayaa ku dhaawacantay ka dib markii qarax lagula beegsaday deegaanka buuraleyda ah ee Galgala.
Dagaalo u dhaxeeya Xarakada Al Shabaab iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya oo garabsanaya Ciidamada Midowga Afrika ee kusugan Magaalada Muqdisho oo saakay galay Maalintii shanaad
Xoghayaha guud ee qaramada Midoobeyu Mr.Banki Moon ayaa magacaabay ergey cusub oo wakiil uga noqon doona arimaha Burcad badeeda Soomaaliya.
Taageerayaasha Ururka Alshabaab ee goboladda gedo iyo shabeelaha hoose ayaa taageeray dagaaladda maalinta afaraad ka socoda magaalada moqdisho
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan la qaatay xildhibaanada baarlamaanka, mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG iyo qaar ka mid ah qoysaska xildhibaanadii waxyeelada ka soo gaaray weerarkii is
Weriyihii caanka ahaa ee Radio Muqdisho Sanadihii sideetamaadkii 80′s Barkhad Cawaale Adan ayaa maalintii shalay ku dhintey rasaas loo malaynaayo in ay ahayd nooca habowga ama wiiftada loo ya
Xildhibaan Cali C/llaahi Xasan (Cali Ganey) oo xubin ka ahaa baarlamaanka dowladda KMG ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay.