Somali

M/weyne Shariif Sheekh Axmed oo fara gelin degdeg ah ka codsaday beesha caalamka

War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska M/weynaha dowladda KMG ayaa baaq waxaa loogu jeediyay beesha caalamka in ay si degdeg ah u soo fara geliso arrimaha cakiran ee Soomaaliya.

Dagaalada Muqdisho oo saaka galay Maalintii 8aad

Aagaga degmada Boondheere waxaa saaka ka bilowday dagaalo qeyb ka ah kuwii maalmahaanba ka socday Muqdisho kuwaasoo socday mudo asbuuc ah.

Dawladda Federaalka Oo Sheegtay In Ay La Wareegtay Fariisimo Ay Qabsadeen Al-Shabaab

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la wareegtay fariisimo ay Xarakadda Al-Shabaab ku qabsatay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay qaybo kamid ah magaaladda Muqdisho.

Muqdisho oo maanta degan

Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay deganaansho iyadoo aanay jiri wax dagaalo ah oo ka dhacaya agagasii maalmahaan danbe iska horimaadyadu ka jireen.

Ciidamada Kmg oo hiiran hawlgalo ka wada

Wararka ka imaanaya deegaanka kala-beyr oo ku dhow Tuulada Jawiil ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG Soomaaliya.

Ahlu suna oo ka hadashay goobihii laga qabsaday

Afhayeenka Ururka hubeysan ee Ahlu suna Sheekh Yuusuf Abuu qaadii ayaa sharaxaad ka baxshay waxa ku dhaliyay inay ka baxaan oo lagala wareego aagagii ay degmada hodan gaar ahaan xaruntoodii mowlaca

Dagaalka Muqdisho oo maalintii 6-aad galay

Dagaaladan oo galay maalintii 6aad islamarkaana ay u dhexeeyaan ciidamada DKMG ah kuwa Amisom iyo Ahlusuna oo isku dhinac ah iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa ka siisoconaya gudaha M

Ciidamada Kmg oo hawlgalo fuliyay

Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa maanta hawlgalo dad lagu soo qabqabtay ka fuliyay degaano katirsan gobolka banaadir gaar ahaan degmooyinka waabari iyo xamar jajab ee isla gobolka banaadir

Alshabaab oo Saxaafadda tusay goobo ay qabsadeen

Maamulka Alshabaab ee gobolka banaadir ayaa maanta saxaafadda ku casuntay goob ay sheegteen inay ka qabsadeen kooxda Ahlu suna waljameeca oo maalmihii la soo dhaafay dagaalo kula jirtay qeybo

Ciidamada amisom oo wadooyin xidhay

Ciidamada AMISOM ayaa goordhaw gabi ahaanba xiray Wadada Makka Almukarama ee Magaalada Muqdisho.