Afhayeenka Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM Maj. Behuko Barigye ayaa sheegay in Madaafiicda Ciidamadooda ku ridaan Xaafadaha Muqdisho in ay tahay arin isdifaacid ah sida uu hadalka u dhigay.
Khasaare xoogan ayaa ka dhashay dagaalo Magaalada Muqdisho ka bilowday shalay galinkii dambe isla markaana wali si goos goos ah u socanaya.
Madaxweynaha dowlada KMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la xaqiijiyay in isaga iyo Wafdi uu hogaminayo gaari doonaan dalka talyaaniga.
Idaacado ku yaala Gobolka Galgaduud ayaa shaqa joojin sameeyay, kadib markii la faray joojinta Muxaadarooyin Diini ah oo uu jeedin jiray Shiikh Mustafa Haaruun.
Waxaa la maqlayaa rasaas xoogan oo ka dhacaysa gudaha magaalada laascaanood iyadoo oo aan la garanaynin sababta dhabta ah ee ka dambeysa rasaastan
Madaxweynaha wadanka Masar Max’ed Xusni Mubaarak ayaa wada hadal la qaatay madaxweynaha wadank
Garoowe Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Max’ed Faroole ayaa wareegto u soo saaray ku magacaabay gudi ka kooban ilaa 13 xubnood oo ka shaqeynaya qaban qaabada sanad guurada P
xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa ka dhacday xaruunta maxadka caafimaadka ee OTTI Laascaanood,xafladaas oo ahayd xaflad qalin jabineed,
Safiirka Soomaaliya ee wadanka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegey in Safaaradiisu ay ku mashquulsantahay siideynta
Shir ballaaran oo ay iskugu yimaadeen madax ka socotay dowladda Uganda iyo boqolaal ka mid ah jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool wadankan Uganda ayaa shalay ka dhacay