Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan dowladda FKMG ah iyo ciidamada AMISOM maadaama buu yiri danta dadka, dalka iy
Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Dalka Uganda ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa dalkaasi inay diyaar la yihiin 10’000 askari oo hor leh inay u diraan Soomaaliya hadii sida uu sheeg
Dagaalka maalintii 9aad ka sii socda Muqdisho ayaa waxaa ay maanta gaystee khasaare nafeed oo hor leh markii duqeymo iyo dagaalo ay dhexmareen dhinacyadii Muqdisho isku hayay.
Gudiga Isfahansiinta iyo Turxaanbixinta ayaa ku guulaystey in maanta afurkii kadib ay soo afmeeraan madmadowgii ku kala dhex jirey Hogaanka SSC..
Wasiirka Warfaafinta Dowlada KMG Soomaaliya Ing.C/raxmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday inay soo afjarmeen qorshayaal ay ciidamadooda ku diyaarinayeen islamarkaana ay iminka
Afhayeenka ciidamada xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa ka war bixiyay weerar ay la beegsadeen ciidamo gurmad ahaa oo ka tirsan AMISOM gudaha magaalada Muqdisho.
Dagaalo iyo duqeymo culus ayaa maalintii siddeedaad ka socda magaalada Muqdisho, waaana mar walba soo kordhaya qasaaraha dhimasho iyo dhaawac.
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska M/weynaha dowladda KMG ayaa baaq waxaa loogu jeediyay beesha caalamka in ay si degdeg ah u soo fara geliso arrimaha cakiran ee Soomaaliya.
Aagaga degmada Boondheere waxaa saaka ka bilowday dagaalo qeyb ka ah kuwii maalmahaanba ka socday Muqdisho kuwaasoo socday mudo asbuuc ah.
Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la wareegtay fariisimo ay Xarakadda Al-Shabaab ku qabsatay dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay qaybo kamid ah magaaladda Muqdisho.