Somali

Muqdisho oo maanta degan

xaalada guud ee magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa saaka ah mid xasiloon ka dib markii maalmihii la soo dhaafey ay magaaladaas ka jireen dagaalo & duqeymo u dhexeyey dawlada iyo Sh

Duqii hore ee Magaalada Muqdisho oo maanta loo magacaabay Agaasime Wasaaradeed

Kadib kulan Maanta ay yeesheen Wasiirada Dowlada kmg Soomaaliya kadib ayuu Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid waxaa uu Agaasime wasaaradeed u magacaabay Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Mr.maxam

Ciidamo kat Midowga Africa oo maanta fariisimo ciidan ka Samaystay goobo hor leh magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ay fariismo ciidan oo hor leh ka samaysteen Xaruunta Vila Baydhabo halkaasi oo haray ugu sugnaayeen Ciidamo ka

Alshabaab oo gargaar bixisay

Mar hadii cadowgu uusan na dayneynin u na dilaayo uu na dhawacyo waxaa lagama maarmaan noqotay intii shacabka muslimiinta ah ee walaalaheena ah hooyayaalkeena ah intii gaari gacan lagu qaadi lahaa

Cambaareen loo jeediyay dagaalada muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa siweyn u cambaareeyey dagaalada Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale baaqii kasoo yeeray Madaxweynaha Dawladda KMG ah kaasi oo

xildhibaano ugu baaqay undp inay joojiso faragalinta dastuurka cusub

Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay hay’adda UNDP inay faraha kala baxdo Sameynta Dastuurka cusub iyag

midawga yurub oo warbixin ka soo saaray Soomaaliya

Ururka Midowga Yurub ayaa war uu soo saaray ku sheegay inay lacago malaayiin Euro ah ugu deeqeen howlgalka askarta Midowga Afrika ee ku sugna Magaalada Muqdisho.

Dhamaystirka Garoonka Buuhoodle

 

Amisom oo duqeyn u geysatay Bakaaraha

Duqeyn xooggan ayaa waxay hadda ku socotaa  suuqa weyn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho iyadoo halkaas ku jiraan Ganacsato  saakay isku deyey furaan  meherado ay halkaasi ku lahaayeen

Cimrigaaga oo Raaga Carrab la Jarayana ma ku tusaa?!!!

Maahmaah hore loo yiri ayaa ahayd: “Cimrigaaga oo Raaga Geel Dhalaana wuu ku tusaa”, malaha qofkii yiri, wuxuu la yaabanaa ama sheeko khiyaaliya ah ka haystay Geela, isaga oo is tusay in aragti geel a