Somali

Gaadiid dagaal oo somaliland ka tirsanaa oo u baxsadey dhinaca maamulka Puntland

Ciidamo ka tirsan cidamada maamulka somaliland ee bariga sanaag ayaa la shaaciyey inay u goosteen dhinaca maamulka puntland,  

 

Odayaasha dhaqanka Beelaha hawiye oo eedeyn u jeediyey kulankii madaxda midawga afrika ee kampala ku dhamaadey.

Waxgaradka beelaha hawiye ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay go,aankii dhawaan ka soo baxay kulankii madaxda afrika ku yeelatey magaalada Kampala.waxana ay ku tilmaameen mid aan la qaadan kari

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo saaka ka jira duleedka Magaalada Baladweyne

Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa saaka laga soo sheegayaa in ay ka jiraan duleedka Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.(Daawo Sawiradda)

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Doha ee caasimada wadanka qadar, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan jaaliyadda SSC eek u dhaqan wadanka doha qadar.

Dagaal u dhaxeeyay Al-shabaab iyo ciidamada Axmed Madoobe oo ka dhacay dhoobleey.

Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo ciidamo u daacad ah Sheekh Axmed madoobe ayaa maanta ka dhacay degmada dhoobleey.

 

JAALIYADA REER MAAKHIR EE SEATTLE OO BAAQ KA SOO SAARAY DAGAALADA KA DHACAY PUNTLAND

Ku: Madaxweyne C/raxmaan Faroole, iyo xubnaha dawladda Puntland
Ku: Isimmada, Odayaasha, iyo Waxgaradka Puntland
Ku: Aqoonyahannada, indheergaratada iyo ururrada bulshada

Maxbuuskii Ay Qabteen Maamulka P/land oo Sidii Loo Jidh Dilay Ku Geeriyooday

Jaamac Ducaale oo kamid ahaa xubna dagaalkaasi ka qeyb qaatay kana mid ahaa hogaamiyaasha Ciidamada ka amar qaata Shiikh Maxamed Siciid Atam, ayaa waxaa lagu qabtay dhaawac, sida ay sheegeen saraak

Dawladda wadanka Senegal ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ciidan u soo dirto dalka Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Senegal Abdoulaye Wade oo ka hadlaayay gaba gabadii shir madaxeedka ururka Midowga Afrika ee ka soconaaya magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegay in wadankiisa

Xog gunta u qodan : AMISOM Iyo DKMG ah

AMISOM waxaa lagu kordhinayaa 2kun askari oo dheeraad ah, si degdeg ah, go’aankaasi waxaa lagu gaarey shirkii madaxda Afrika ee Kampala laakiin isbarbaryaaca ka dhex jira DKMG ah ayaa ah jala