Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.(Daawo Sawiradda)
Submitted by Editor on Thu, 29/07/2010 - 05:58
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Doha ee caasimada wadanka qadar, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan jaaliyadda SSC eek u dhaqan wadanka doha qadar.
Garaad Jaamac ayaa ku sii nagaan doona magaalada Doha muddo dhawr maalmood ah , isaga oo kulan u qaban doona jaaliyadda SSC eek u dhaqan wadanka Qatar.